Ciidanka Booliska Somaliland oo xabsiga dhigay fanaan booqday magaalada Muqdisho

Booliska Somaliland ayaa xabsiga dhigay Fanaanka Qamar Suugaani oo mudooyinkan ku sugnaa magaalada Muqdisho, maantana gaaray magaalada Berbera. Qamar Suugaani ayaa waxaa gacanta ku dhigay Booliska ka dib markii uu socdaal dhulka ah ku soo galay Somaliland, kaasoo uu kaga yimid magaalada Garoowe oo ku tagay dayuurad ka qaadau Muqdisho. Fanaanka ayaa mudooyinkan Muqdisho kaga … Continue reading Ciidanka Booliska Somaliland oo xabsiga dhigay fanaan booqday magaalada Muqdisho